Lorem Ipsum, XX, 12345

Ma la tacaalaysaa Dhaawac Gacanta ama Faraha baabacada kaasoo gaadhey? ha noqdo mid mindi ku jartay, ama dhaawac shaqada kaasoo gaadhay ... waxaad ku sugantahay xaruntii caafimaad ee takhasuska gaarka ah u lahayd ... soo dhawow


Isbitaalka Takhasusiga ah ee Dr. Ismail, waxaan ku takhasusnay daaweynta horumarsan ee dhaawacyada gacanta, iyadoo lagu siinayo qorshe daryeel oo adiga kuu gaar ah si loo soo celiyo shaqada iyo dabacsanaanta gacantaada iyo faraha


Dhakhaatiirta takhasuska u leh Qurxinta (Plastic Reconstructive Surgery) ee ka hawl gala Isbitaalka Dr. Ismail ayaa si guul leh u soo celiyay Rajada bukaanno badan, iyagoo ka caawiyay inay dib u helaan isticmaalka buuxa ee gacmahooda.

Halkan ka dhageyso sheekooyinkaas soo kabashada qaar ka mid ah

Tallaabada ugu horraysa ee soo kabashadaadu waa in aad marka hore la kulanto Dhakhtarka, kedibna uu ku fahamsiiyo dawada ugu habboon ee dhibaatadaada ...

SOO CELINTA RAJADAADA


Ha u ogolaan dhaawaca gacanta kaa soo gaadhay inuu kaa hor istaago qabashada hawlahagaaga - Dib u hel shaqada farahaaga - Insha Allah

SaddexDA Tallaabo EE AAD U MARAYSO wax ka qabashada DHAAWACAAGA

1

La Kulan Dhakhtarka Takhasuska u leh Qurxinta (Plastic Surgeon)

2

Hel qorshe dawo oo gaar u ah dhaawaca gacantaada

3

Samee tallaabooyinka daaweynta kedib, iyo jimicsiga, muddada aad kabashada ku jirto .. Si dhaq dhaqaaqii faruhu usoo wada laabto

Wax su'aal ah ma qabtaa?

Dhakhtar wakhti la qaado oo weydi dhammaan su'aalaha aad qabto, daaweynta ka hor iyo kedib

nagala soo xidhiidh

+252 63 7077773

Qaybta bukaan socodka suuqu waxay ku taal huteeka deero, agagaaarka masjid jaamaca weyn. Hospitalkuna wuxuu ku yaal xaafadda Maxamed Mooge, Hargeysa


Copyright © Dr Ismail Specialty Hospital 2024. All Rights Reserved


This site is not a part of Facebook website or Facebook Inc. This site is NOT endorsed by Facebook in any way. FACEBOOK is a trademark of FACEBOOK

DISCLAIMER: Talada caafimaad waxaad ka qaadanaysaa oo keliya dhakhtarka aad la kulmayso, ama dhakhtarkaaaga gaarka ah, qoraalada aad akhrido oo dhami kuma siin karaan talo caafimaad. Mahadsanid